BISHAARO BISHIIRO

Dadweynaha  soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan  waxaa loogu bishaaraynayaa in loo furay Markazul Quran, oo ah Maca’had  lagu barto Diinta islaamka ah sida Barashada Quraanka Kariimka ah, Axaadiithta ,Fiqiga, Caqiidada iyo siirada

Macahadka waxaa ka howl -gala Macalimiin heer sare loo tabobaray  macalin nimada . Ardaydu waxay casharadooda  Qaadan karaan meelkasta oo ay dunida ka joogaan

Macahadka wuxuu ku yaalaa Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya

Wixi faafaahin dheeri  nala soo xiriir Skype ka Kor ku xusan

GOOD NEWS

ALL Somali people around the world embraced The opening Markazul Quran, the Markaz for Islamic Education such as learning of the Koran, Hadeeths, faith and Sierra
The Teachers are highly trained with the ability to teach suitably
Students will learn online wherever they are in the world
The Institute located in Nairobi, Kenya